Xisbiyadda Mucaaradka Oo Si Weyn ugu dhago nugul Waxa Kasoo Baxa Shir-weynaha Xisbiga KULMIYE

0
21

Hargaysa (SAXILNEWS)_Xisbiyadda Mucaaradka ah ee Somaliland,ayaa la filayaa inuu saamayn tognaan iyo tabnaan-ba iskugu jirta uu ku yeesho Shir-weynaha Xisbiga KULMIYE,kaas oo la filayo inuu ka qabsoomo Magaaladda Hargaysa 10 November ee sannadkan 2015-ka.
Tanaasulka uu Madaxweyne Siilaanyo ka tanaasulay inuu dib-isu-sharaxo,ayaa la sheegaa inay meesha ka saartay qorshe uu watay Xisbiga UCID,kaas oo uu Musharaxa Jaggadaasi rajaynayay inuu taageero xoogan kaga helo Taageerayaasha Muuse Biixi Cabdi ee iyagu aan doonayn Is-sharaxaadda danbe ee SIILAANYO,waxaana la sheegayaa inay taasi hadda meesha ka baxday,isla-markasna ay su’aal ka taagan tahay inuu Jamaal Cali Xuseen Iyo Cabdirashiid Xasan Mataan,ay sii ahaan karaan Musharaxiinta Xisbiga UCID uga qeyb-galaya Doorashooyinka Madaxtooyadda Iyo Wakiiladda ee la filayo inay Dalka ka qabsoomaan Horaanta Sannadda 2017-ka.
Dhinaca Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI,ayaa isagu waxa uu haystaaa taageero xoogan,taas oo keenaysa inuu noqdo Xisbiga 1-aad ee kusoo baxa doorashadda,waxaana la filayaa in hogaanka Xisbigu uu sameeyo dib-u-habayn balaadhan,taas oo wax-lagaga-bedelayo Jawiga haatan ee Xisbiga

 

 

BERBERA2002@GMAIL.COM

HARGEISA OFFICE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here