Saxilnews.com
Xisbiga Waddani Xilal Cusub U Magaacebay Masuuliyiin Dhawaan Ku Soo Biirey+Magacyada Iyo Xilalka Loo Magacaabey.
February 26, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews):-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa laba Xilal u magacaabey laba masuul oo ka mid ahaa Garabkii Jamaal Cali Xuseen ee Xisbiga Ucid kuna biirey xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.

Labadan masuul oo kala ah Xasan Cismaan Sabca iyo Aadan Suldaan C/raxmaan Suldaan Diiriye ayaa waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska warbahinta xisbiga Waddani in loo magacaabey Hogaank xisbiga Waddani.

Halkan Ka Akhriso Warsaxaafadeedka

Hangoolnews.com

COMMENTS
Latest News