Saxilnews.com
Xisbiga Kulmiye oo Kuyidhi Labada xisbi Mucaarad Waynu Wada Qabna Daawasho iyo Ceeb.
August 11, 2016 - Written by cali abdilaahi

sidaynu ogsonahay xibiga muxafidka ah ee kulmiye shirwanihisi 6aad wuxu ku wayay tiirarki uu ku tagna mid ka mida wuxuna u qaybsamay laba garab oo mid waliba musharax madaxwayne leyahay tasina waxay dhalisay in xisbiga muxafidke kulmiye iyo xukumado oo is ka shanaya inay geed dher iyo mid gabanba u fulan sidi ay labada xusbi ee mucaridka ahi wa ucid iyo wadaniye ay ula mid noqon lahayen kulmiye isuna qabqabsan lahayen. markiba waxa kubaad siyasadaysan la dhex dhigay gudomiya xbiga uciid iyo musharaxisi jamal cali xusen tasina waxay nafaysay xbigii ucid. xisbiga kale ee mucaridka ah ee wadini aya shaciyay dhawan inu qabsanayo shir waynihisi 2aad iya isagana midil lo afaystay lalaso galay waxana soo baxay siyasi shegay inu ka dhex tartamayo shirka u qabsanayo xbiga wadani halka reer wadanina ay ku tilmamen siyasigasi cirka so dhaca hadaba suasha is way dinta mudani waxay tahay gudomiye ciiro mawjadan ayso malugen xukumada iyo xisbi xakimka kulmiye miyu iska dufaci mise way sahayan donta? sikastaba ha ahate waxan la sadalin karin amurtani cabdirashid mubarik cabdi

Qore Wariye Cabdi Rashiid (Suul)

Tell. 4281151

COMMENTS
Latest News