Xisbiga KULMIYE Iyo Garabka Jamaal Cali Xuseen Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Nuxurka Wada Hadalo Shalay U Bilaabmay

0
91

Hargeysa(Saxilnews)Masuuliyiinta xisbiga KULMIYE iyo garabka Jamaal Cali Xuseen ayaa faahfaahin ka bixiyay nuxurka wada hadalo shalay magaalada hargeysa uga bilaabmay.

Garabkan Jamaal Cali Xuseen hogaaminayo ayaa sheegay in maalinta barri ah ay masuuliyiinta xisbiga WADDANI ay wada hadalo noocan oo kale ah u balansan yihiin.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here