Hargeysa(Saxilnews)XIldhibaano ka tirsan golaha deegaanka degmada berbera iyo saraakiil ka socotay wasaarada caafimaadka gobolka saaxil ayaa maanta socdaal ku tagay deegaano kamida gobolka saaxil oo ay ka jirto abaar ba’an oo sababtay khasaare badan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://www.youtube.com/watch?v=lc5jh8cNeys