Saxilnews.com
XILDHIBAAN KA TIRSAN GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND OO SHEEGAY IN DEGMOOYINKA CUSUB EE MADAXWEYNE SIILANYO MAGACAABEY AY YAHIIN QAAR KHILAAF ABUURAYA + MUUQAAL.
August 1, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

 Hargeysa (SaxilNEws):- Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada  Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in degmooyinka cusub ee madaxweyne Siilanyo magacaabey ay qaar ka mid ah yihiin qaar khilaaf abuuraya

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News