Xildhibaan Dhaxle Afka Ufurtay Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal TaariikhXumada Ay Keenayso Kaalinta Ay Baneeyaan Odayaasha Guurtidu”

0
26

Hargaysa (Saxilnews.com)-Xidhibaan Maxamed Cabdiraxmaan Oo Kamid Ah Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Afkiisa Ufurtay Suldaanka Guud Ee Subeerv Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan .

Hadalada Shiidaalaysane Ee Ku hadalayo xildhibaanku ayaa waxay salka ku hayso dhinaca xukuumada somaliland oo u isticmaashay sidii uu suldaankiisa afka ula tagi lahaa waxaanu la hadaay saxaafada isagoo ay umuuqato balanqaadka xukuumadu usamayaye ahaa inuu suldaankiisa guud dhaliilo ama yidhaahdo ma matelo subeer awal taasina waxay kamid tahay talaabooyinka lagu waaqiyo calsoonida shacabka ee ay uhayaan suldaanka guud .

balse waxaa layaab noqotay in dabada laga soo riixo isago xildhibaan ah waxaa kale oo kasii daran sida uu hadalayo xildhibaanka dhawaan baradka ah ee guurtida somaliland

waxaan jecelahay intaan ugelin maqaalkaygan horta waayo xildhibaan Maxamed Cabdiraxmaan Xildhibaan Maxamed waxaa uu ku biiray Golaha Guurtida somaliland bilowgii 2011kii kadib markii uu halkaasi ka geeriyooday aabihiis oo ahaa nin wax garad ah kana soo jeeday Deeganka Buluxaar ee gobolka saaxil Xiildhibaan Cabdraxmaan Kadib marki kubiiray golahaasi waxaa kamid noqoday xildhibaano caan ka noqoday golaha dhexdiisa oo ay dawladu wax u daadiso ama laalushto si ay danaheeda ugu fushato taasina waxay keentay inuu farta u hortaago xildhibaanada hadaba loo baahdo in dadkooda loo isticmaalo hadii ay tahay dhinacayada duudsiinta xuquuqdooda iyo adeegyada ay uga baahan yihiin

waxaana muuqata todobaadii ugu horeeyey inuu ka soo iifayo dhinaca warbaahinta taasina waxaa ugu danbaysay in loo adeegsado ka doodista sanaaduuq la reebay deeganka buluxaar ee uu matalo talaabooyinkani waxay ka mid yihiin kuwo doonayo inuu bulshada iskaga dhigo nin dantooda wada balse bulsho waynta ku dhaqan gobolka saaxil ayaa ogsoon wax uu gudo iyo waxa uu galo xildhibaanku

xildhinaanka hadii aan laga danbayn muxuu ugu sheegi waayey  suldaanka waxa uu ka tirsanayo isagoon saxaafad isticmaalin

dib ayaa uga hadli doona maqaalo dhamaystiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here