Saxilnews.com
Xaflad Nooceedu Ku Cusbaa Gayiga Somalida Oo Xalay Hargeysa Lagu Qabtay+ Sawiro
February 18, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews)Xaflad Nooceedu Ku Cusbaa Gayiga Somalida Oo Xalay Hargeysa Lagu Qabtay+ Sawiro

Sir-Isaq Amin Waa mid ka mid ah dhaliyaradda ugu firfircoon ee dhanka sawir qaadista waxaanu habeenkii xalay xaflad meeqaamkeedu sareeyo oo  Lagu bandhigay hibada gaar ah ee uu leeyahay sawir qaadista mudane sir- isaq amin Carwada Sawirada waxaana isla hoolka aya xafladu ka dhacaysay lagu soo bandhigay sawiro isha qabataa ay u qushuucayso  waxaana ka soo qayb galay qaar ka mid ah badhasaabyadda dalka iyo dhalinyo isaka kala timid lixda gobal ee somaliland xafladan u xiisa gaara u lahayd dhaliyaradda waxa si weyn ugu dhex muuqda hablo iyo wiilal ku labisan hidaha iyo dhaqanka quruxda badan ee aynu leenahay dhanka kale sawiraddan si wacan ee farshaxku ka muuqdo loo  qaaday  badi waxay ka koobnaayeen gobaladda somaliland ee cilimadeedu aaadka u wanaagsantahay sida . Sanaag . Gacax libaax . Ceel Sheekh. Berbera . Laas Geel , Hargeysa ,Gabiley,Borama Iyo waliba koobaha taariikhaga waxaana dadkii u sugnaa goobtee ay xafladu ka dhacaysa oo ahaa mid ka mid ah hoolalka ka dhex binysay hotel guuleed ee magaalada hargeysa ay la dhacsanaayeen sawiradan cajiibka  ah, waxaana halkaas ka hadlay badhasaabka gobalka Awdal mustafe cabdi ciise( shiine) uu halkaa ka bogaadiyay sir isaq amin oo ah gacanta barakaysan ee qaaday sawiradan waxaanu u rajeeyay in uu halkaa ka sii wado waxaana halkaas hadalka iskaga danbeeya dhalinyaro tiro badan waxayna dhamaantood dhanbaal hambalyo iyo bogaagid u direen sir isak amin waxayna u rajeeyeen in uu halkaa ka sii wado ugu danbayn waxa hadalka la wareegay sir isak amin oo aha mudanaha loo martida ah ee isagu soo bandhigayay awooda uu u leeyahay sawir qaadista waxaanu yidhi” marka koowaad waxaan mahad naqayaa alle S.W.C waxaanu marka labaad u mahad naqwaeyn siiyay labadiisa waalid iyo madaxweynaha somaliland iyo waliba marwaidiisa qaranka jamhuuriyadda somaliland iyo cid kasta oo igu lahayd talo iyo tusaale waxaanan aan ilaawi karin shirkadda daabacadda casriga ah ee SAGAL JET oo kaalin weyn ka qaadatay soo bandhigidda carwadda sawiradda somaliland waxaanan idin leeyahay waad ku mahadsantihidiin ka soo qayb galka aad ka soo qayb gasheen cawradan waanan idin mahad naqayaa  W.S.C Ayuu Yidhi Sir Isak Amin

FG:- Sawiradda Aad Hoos Ku Aragtaan Waa Qaabkii Ay U Dhacday Carwada Sawiradda Somaliland (Somaliland Photo Exhihition )

Image may contain: 1 person

Image may contain: 10 people, people sitting

 

No automatic alt text available.Image may contain: 6 people

Image may contain: 1 person

Image may contain: 2 people

Image may contain: 4 people

Image may contain: 4 people, people standing

Image may contain: 3 people, beard

Image may contain: one or more people, fire and nightImage may contain: 3 people, people standing and shoes

Image may contain: 1 person

Image may contain: 5 people, people dancing

Image may contain: 1 person, standing

Image may contain: 5 people, indoor

Image may contain: 3 people, glasses

Image may contain: 2 people, shoes

Image may contain: 1 person

Image may contain: 6 people

Image may contain: 1 person

Image may contain: 1 person, concert

Image may contain: 8 people, people smiling, people standing and beard

Image may contain: one or more peopleImage may contain: 1 person

Image may contain: 2 people, beard

Saxilnews

Hargeysa/Office

Zaki Adam Zuxufi

COMMENTS
Latest News