Saxilnews.com
WERIYE MAXAMED C/LAAHI SOO FADHIISTE OO LAGU XIDHAY MAGAALADA BERBERA
February 7, 2015 - Written by admin

wariyaha somalichannel ee magaalda berbera Islamarkaana ka mid ah weriyayaasha ka hawlgala Shebekada Caalamamiga ah Berberatoday.com  Wariye Maxmed C/laahi soo fadhiiste,

ayaa lagu xidhay goor dhaweyd magaalda berbera gaar ahaan saldhiga dekada , isagoo ciidamada gurigiisa uga yimaadeen  uu soo diray taliyaha tubataariyada

Maxmed dacar ibraahin , ciidamadan oo ka tirsan ciidanka saldhiga dakada ayaa wax waraaqa ama waaran qabasho midna sidan sida wararku nagu soo gaadhayaan.

lamna oga ilaa hada sababta wariyaha loo xidhay . wixii warara ee ka soo kordha xadhiga wariyaha kala soco shabakada

COMMENTS
Latest News