Welwelka isbeddelka Cimilada dunida

0
14

Mujtamaca ayaa bilaabaya inay wajahaan saamaynta isbeddelka cimilada ee dad sameega ah, sida uu ka digayo dhaqaaleyahan caan ah.

Prof. Richard Tol ayaa saadaalinaya in kulaylka dunida uu ka cuslaan doono sida loo malaynayo.

Hore wuxuu hoosta uga xarriiqay saamaynta aan xumayn ee CO2 uu ku leeyahay bacriminta miraha beeraha iyo kaymaha.

Hawshiisa waxaa aad u soo xigtay dadka naqdiya isbeddelka cimilada, kuwaas oo ku doodaya in aan kulaylka laga welwelin.

Matt Ridley oo ah nin sayniska wax ka qora ayaa sheegay in uu rumaysan yahay in dunida ayba u roon tahay in kulaylku uu sare u kaco ilaa 2 C. “Waxay ila tahay in aan arki doonno kulaylka oo sare u kaca 1.5 darajo.

Sax ma aha fikradda ay dad badan aaminsan yihiin ee ah in 2 darajo ay cawaaqib xun yeelan doonto.

Laba darajo waa halka ay mushkiladdu ka bilaaban karto, laakin ilaa heerkaas kulaylku ka gaarayo faa’iido Ayaan noogu jirta” ayuu yiri.

 

 

saxilnewsa005@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here