Saxilnews.com
Weedhihii Dhaxal-galka Ahaa Ee Uu Ka Tagay Madaxweynihii Hore Somaliland Mudane Daahir Riyaale Kaahin
October 24, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews) “Nabaddu haddii ay xumaato boqol kale oo dano kale leh oo aan ahayn waxa Xisbiyadu isku-haystaan ama Masuuliyiintu waxaan ahayn ayaa iman kara, wax kale oo ka hoos kici kara ayaa dhallan kara, sida wax u burburaan waa wax sahalan, balse sida wax loo dhisaa waa si adag. Illaahay wuxuu yidhi; ‘ha murmina, ha is-khilaafina, haddii kale wax kastaaba way idinka burburayaan’.” Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin.

Xigasho: Ogaal

COMMENTS
Latest News