Saxilnews.com
Waxa maanta Caasimada Somaliland ee Hargeysa si weyn loogu soo dhaweeyey Madaxda Dhaqanka ee Buuhoodle
February 12, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-Waxa maanta Caasimada Somaliland ee Hargeysa si weyn loogu soo dhaweeyey Madaxda Dhaqanka ee Buuhoodle oo ka kooban 11 Caaqil iyo 4 Oday, kuwaasi oo wasiirka wasaaraqdda Caafimadka Mudane Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye) uu kaga hortegay Degmada Beer ee gobolka togdheer, una soo gelbiyey dhinaca Caasimada Somaliland, ayaa waxa iyaguna saaka subaxnimadii hore kaga hortegay dhinaca bari ee caasimada HARGEYSA, Wasiirka Madaxtooyada JSL, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo ay wehelinayaan wasiirka Hawlaha guud iyo Gaadiidka, Cabdirisaaq Khaliif, Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha, Cismaan Garaad Soofe iyo Masuuliyiin kala duwan oo kale.

Yusuf Yare

Saxilnews// Hargaysa // Office

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News