Saxilnews.com
Wasiiru Dawlaha Cusub Ee Wasaaradda Arimaha Dibada Somaliland Oo Xilkii La Wareegay Iyo Nuxurka Khudbadihii Goobta Laga Soo Jeediyay
August 31, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)Wasiiru dawlaha cusub ee wasaaradda arimaha dibadda Somaliland ayaa maanta xilkii la wareegay isaga oo aanu munaasibadda kasoo qayb galin wasiiru dawlihii hore ee wasaaradda arimaha dibaddu xaalad caafimaad awgeed.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News