Saxilnews.com
WASIIRKA WASAARADA BEERAHA SOMALILAND AYAA KORMEER SHAQO KU TAGAY BEERALAYDA CALAACULE,SUUQSADE ,GIDHAYS
August 7, 2015 - Written by admin

SHEIKH(SAXILNEWS.COM)

WASIIRKA WASAARADA BEERAHA SOMALILAND MAXAMED AW DAAHIR AYAA MAANTA KORMEER SHAQO KU TAGAY DEEGAANO BADAN OO BEERA LAY AH KUWAASOO HOOSYIMAADA DEGMADA SHEIKH WASIIRKA AYAA WAXA KORMEERKIISAN KU WEHELINAAYAYA AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADA BEERAHA SOMALILAND , CABDILAAHI ISMAACIIL IYO LA TALIYAHA WASAARADA BEERAHA WAXA XOGHAYAHA DAWLADA HOOSE EE DEGMADA SHEIKH WAXA SIDOO KALE KU WEHELINAYSAY HAAYADA WORD CONCERN OO DHINACA MASHARIICAHA KALA SHAQAYSA WASAARADA BEERAHA

WASIIRKA AYAAA WAXA UUKORMEERKIISAN KU SOO MARAY DEGANADA CALAACULE , SUUQSADE ,GIDHAYS WASIIRKA IYO WAFTIGAN U HOGAAMINAAYAY EE KA SOCDAY WASAARADA BEERAHA AYAA NOQONAAYA WASIIRKII UGU HOREEYAAY EE TAGA DEEGAANADAN

IYADOO DADWAYNAHA BEERALAYDA AH EE KU DHAQAN DEEGANADAASINA AY AAD U SOO DHAWEEYEEN WASIIRKA IYO WAFTIGIISA

 

S1870049S1870047 S1870046 S1870045 S1870044 S1870035 S1870030 S1870029 S1870048

 

 

 

 

COMMENTS
Latest News