Wasiirka Maaliyada Marwo Sam sam Cabdi Aadan Ayaa Manta Socdaal Ay Ku Timi Magaalada Berbera Kulan La Qaatay Maamulka Kastamka Berbera Iyo Walib Cashuuraha Bariga Ee Berbera Sidoo Kale Waxay Wasiirku Kormeer Kusoo Martay Dugsiga Barashada Dhaqanka Ee Bulshada Reer Somaliland Ee Ku Yaala Magaalada Dalow
Halkan Ka Daawo:
https://www.youtube.com/watch?v=–KX5zY8xro&feature=youtu.be