Saxilnews.com
Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Oo Go’aamo Kasoo Saaray Lix Goobood Oo Ku Yaala Waqooyiga Magaalada Hargeysa Oo Muran Xoogan Ka Taagnaa
August 28, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(SaxilNews)-Wasiirka cusub ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland mudane Yaasiin Faratoon oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxa uu go’aamo kazoo saaray lix goobood oo ku yaala waqooyiga magaalada hargeysa oo mudooyinkii u danbeeyeyba muran xoogana ka taagnaa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
Latest News