Saxilnews.com
WASIIRKA CAAFIMAADKA OO MASUULIYIIN CUSUB U MAGACAABAY QAAR KA MID AH CUSBITAALADA IYO GOOBAHA CAAFIMAADKA GOBOLADA
May 12, 2018 - Written by editor

Hargeysa(saxilnews.com):-Wasiirka caafimaadka somaliland Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf  ayaa masuuliyiin cusub u magacaabay qaar ka mid ah cusbitaalada gobolada dalka.

wasiirka ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku sheegay in kormeer iyo qiimayn uu ku soo maray goobo ka mid ah kuwa caafimaadka ee gobolada dalka uu go’aansaday inuu masuuliyiin cusub magacaabo.

Halkan Ka Akhriso Wareegtada Wasiirka Caafimaadka

 


COMMENTS
Latest News