Saxilnews.com
Wasiir Xaglo Toosiye oo Fariin adag u diray Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland
August 2, 2015 - Written by admin

Burco (Saxil News.com)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye ayaa fariin digniin ah u diray Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land oo faragelin ku soo sameeyay Maanta Deegaanka Buuhoodle ee Somaliland Waxaanu Wasiirku sheegay inaan Somaliland u dulqaadan doonin talaabo kasta oo xadgudub ku ah dhulkeeda.

Punt land waxaan u sheegayaa inaanay Somaliland ogolaan doonin inaad qas ka samaysaan Gudaha Somaliland” Wasiir Xaglotoosiye.

Xaglo

COMMENTS
Latest News