Saxilnews.com
WASAARADDA DEEGAANKA SOMALILAND OO KA HADASHAY FICILKA WIIL DHALINYARO AH OO NAFTIISA KHATAR KU GALIYAY JARKA LAALAADA EE BUURTA DAALLO IYO HADAL HAYNTA KA DHALATAY!
July 29, 2020 - Written by editor

Sanaag(saxilnews.com)-Wasiirka wasaarada deegaanka marwo Shugri Bandare ayaa ka hadashay ficilka wiil dhalinyaro ah oo naftiisa khatar galiyay kadib markii uu isku soo sawiray isagoo meel jar oo buuraha gobolka sanaag ah iskusoo sawiray.

Wasiir shugri ayaa sheegtay in wiilkan  dhalinyarada ahi uu naftiisa khatar galiyay ayna siwayn uga naxeen ficilka wiilkan isa soo sawiray isagoo jar ka laad laada gacmahana kor utaagaya.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warbixintan

 

COMMENTS
Latest News