Hargeysa(Saxilnews.com)-maalmaha soo socda waxa Magaalada Dubai loo Qaadaya qaar ka mida salaadiinta Gobolka Saaxil si dawlada Imaaraat-ka loogu qanciyo in dadka deegaanku ogol yihiin Saldhiga Milateri
shacabka Somaliland ee ku dhaqan Gudaha iyo dibeda ayaa dareenkooda ku muujiyay siday uga soo horjeedaan saldhiga halista badan ee magaalada Berbera. iyagoo leh No Base Milatery in Somaliland