Saxilnews.com
War Deg Dega:Magaalada Ceerigaabo Oo Uu Ka Da,aayo Roob Mahiigaani Iyo Warbixintii Ugu Danbaysay
February 4, 2017 - Written by Siciid dalmar

Wararka Aanu Hada Ka Helayno Gobolka SANAAG,Ayaa Sheegaya In Roob Fiican Hada Hayo Gobolkaasi,Waxaana Uu Ku Hooray Gudaha Magaalada Ceerigaabo,Roobkan Ayaa Ah Mid Ay Ku Qabwasadeen Dadka Kunool Gobolkaasi Oo Isaga Abaartu Daashatay,Ilaayo Hadana Uu Hayo Roobkaasi,Isaga Oo Aan Mar Kala Go,lahayn,Weriyaha Telefishanka Pulsho Tv Cabdiraxmaan Xidig Oo Aanu Khadka Telefoonka Kula Xidhiidhaya Ayaa Ii Xaqiijiyay In Roob Culisi Hayo Gobolkaasi

Sidoo Kale Roobkan Ayaa Ah Mid Kusii Fidaaya Hareeraha Magaalada Ceerigaabo Isaga Oo Ay U Muuqata In Uu Ka Da,aayo,Meelo Badan Oo Gobolkaasi Ah

COMMENTS
Latest News