Saxilnews.com
War Deg Deg Ah:- Guddida Anshaxa Ee Kominshanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ganaax Lacageed Dul Dhigay Xisbiga Waddani
October 4, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Guddida Anshaxa ee kominshanka doorashooyinka Somaliland oo goor dhaweyd soo saarey war saxafadeed ayaa waxaa ay ganaax laced dul dhigeen xisbiga mucaaridka ah ee Waddani .

Ganaxaan Lacageed ayaa dhan 50 Milyan oo Shilin Somaliland ah isla markaana waxaa ay hawda u mariyeen digniintii ugu danbeysay

Halkan Hoose Ka Akhriso Warsaxaafadeedka

Image may contain: text

No automatic alt text available.

COMMENTS
Latest News