Saxilnews.com
War Deg Dega Daawo:-Caydiid Ilka Xanaf Gudoomiyihii Hore Maxkamada Sare Ee Somaliya Oo Laga Saaray Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare Somaliland U Matalaya.
November 30, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Gudoomiyihii hore ee Maxkamada sare ee Somaliya ayaa laga saaray liiska musharaxiinta u tartamaysa kuraasta Aqalka Sare ee Somaliland u matali doona.

Caydiid Ilka Xanaf Gudoomiyihii hore ee Maxkamada SOmaliya ayaa waxa sida ay sheegeeg qaar ka mid ah Cuqaasha iyo Dhalinyarada beshiisa eek u sugan ay sheegeen in ay ka saareen liiska u tartamayaasha guddidii loo xil saaray soo kala saarista musharaxiinta Somaliland u matali doona.

COMMENTS
Latest News