Saxilnews.com
War Deg Dega Cali Khaliif Galaydh Oo ka Soo Degay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Laascaanood
February 16, 2017 - Written by admin

Laascanood (Saxilnews.com)-War deg dega Prof Cali Khaliif Galaydh oo ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee Laascaanood, waxaa halkaa ku soo dhaweeyay dadweyne tiro badan, Madax sarsare oo ka tirsan Qaranka Somaliland oo uu hogaaminayo Musharaxa Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Madaxda heer gobol iyo heer degmo iyo Waliba saraakiisha Ciidamada Qaranka iyo Booliska.

Pro Galayd ayaa lagu wadaa inuu yimaado caasimada somaliland kadib markuu soo maro magaalada Buhoodle Ee somaliland waxa kale oo ay wararku sheegayaa inuu cali khaliif kaalin wayn ka qaadanayo dhismaha qaranka somaliland sidoo kalena soo gabogabeyey wadahadaladii uu xukuumada kula qaatay dalka itoobiya kuwaasi oo dhawaan lagu dhawaaqi doono midho dhalka wada hadalkaasi

 

COMMENTS
Latest News