War Deg Deg Ah: Wasiirkii Madaxtooyada Somaliland Xirsi X. Cali Xasan Oo Hadda Gebi Ahaanba Iska Casilay Xilkii Uu Ka Hayey Xukuumadda Siilaanyo.

0
24
Hargeysa (SAXILNEWS)_Wararka hadda soo gaadhay xafiiska  Shabakad saxilnews.com ayaa sheegaya inuu hadda gebi ahaanba  iska- casilay xilkii uu hayey  wasiirkii wasaarada madaxatooyada Somaliland Xirsi X. Cali Xasan,
is casilaad wasiirka ayaa waxa saxilnews u xaqiijiyey illo wareedyo  lagu kalsoonyahay,balse wasiir xirsi oo aano telefoonkiisii gacanta garaacnay ayaa naga qaban waayey.
Geesta kele majiro warar rasmi ah oo cadaynaya is-casilaada wasiirka marka laga yimaado illo wareedyada lagu kal soonyahay ee Saxilnews u waramay.
Macada sababta uu wasiir Xirsi iskaga casilay xilkaas, blase waxay ku soo beegmaysa xil habeenkii xalaya ahaa shir ka dhacay mataxooyada somaliland ay isku maan-dhaafeen afada madaxweyne Siilaanyo.

KALA SOCO WIXII WARAR EE KA SOO KORDHA SAXILNEWS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here