War Deg-Deg Ah: Wasiirka Maaliyadda Oo Ku Dhawaaqday Inay Is-Casishey
Hargeysa (SAXILNEWS)_Waxaa immika si rasmiya u caddaaday inay is-casishey wasiirka wassaaradda maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan.
Wasiiraddan ayaa ku biirtay liiska tiro wasiiro koox ah oo saaka ku dhawaaqay inay is-casileen. Marwo Samsam ayaa ahayd qof ku dhow marwada Koowaad ee Madaxwyen Siilaanyo Marwo Aamina Waris.
Balse wasiiradu may sheegin sababta ay isu-casishey.
MAXAMED ILKACASE
BERBERA2002@GMAIL.COM