War Deg Deg Ah : Wasiir Maxamed Bixii Yoonis Oo is Casilay Hadda + Xrisi Oo Uu Ka Daba Tegay

0
22
Hargeysa (Saxilnews)War Hadda gadhaya xafiisaka sabakada saxilnews  ayaa sheegay inuu gebi ahaanba xilkii uu ka hayey Xukuumadda Siilaanyo iska casilay wasiikii arimaha debada Somaliland Maxamed Bixii Yoonis,
Maxamed Biix yoonis ayaa la sheegay inay is -casilaadiisa ka damabysay khilaaf soo kala dhex-galay madaxtooyada iyo garabka taareesan ee wasiir xirsi.
Is casilaaada wasiir Maxamed Biixi Yoonis ayaa la mataano noqonaysay is-casilaada wasiir Xirsi X. Cali

 

 

KALA SOCO WIXII WARA EE SOO KORDHA SAXILNEWS.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here