Saxilnews.com
WAR DEG DEG AH SHILBAABUR OO KA DHACAY JIDKA U DHEXEEYA MAGALADA BERBERA IYO SHEIKH
February 13, 2018 - Written by editor

Sheikh(saxilnews.com) shirkada buseska  yar yar ee lagu magacaabo safar-same oo qaada  rakaabka isaga goosha gobolada dalka

ayaa maanta ku dhacay jidka u dhexeeya berbera iyo degmada sheikh shilkan oo maanta ka dhacay degaanka u dhexeeya berbera iyo degmada sheikh gaar ahaa deeganka magalad.hudisa ayaan sababin wax dhimasho ah balse sababay dhawac sahlan iyadoo dhaawaciina loo qaaday dhinaca magalada berbera

 

Wixii wara ee ku saabsan shilkaana  waanu idinso gudbin doonaa ee kala soco www.saxilnews.com

COMMENTS
Latest News