Saxilnews.com
War Deg Deg A:-Farmaajo Oo Ku Horeeya Tirinta Codadka Wareega Labaad
February 8, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

waxaa hada bilaabatay tirinta codadka wareega labaad waxaan ku horeeya maxamed cabdullahi farmaajo waxayna u egtahay inuu u gudbi doono wareega sadexaad ee doorashada.
waxaa ku xiga xasan sheekh maxamud oo asagana kujira kaalinta labaad waxaana iskugu soo hari doona wareega sadexaad xasan sheekh maxamuud iyo farmaajo.

Waxayna Codayto Ahayd Sidan

– Farmaajo 184 Cod
Xasan Sh Maxamuud 97 Cod
Sh Sharif Sh Axmed 46 Cod

COMMENTS
Latest News