Saxilnews.com
Wajigii Koowaad Ee Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Oo Si Nabad Galiyo Ah Loogu Soo Gabagabeeyey Gobolka Sool Iyo Masuuliyiinta Komishanka Oo Ka Hadlay
August 31, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews) Wajigii koowaad ee diiwaangalinta codbixiyayaasha ayaa maanta si nabad galiyo ah loogu soo gabagabeeyey guud ahaanba deegaanada gobolka sool iyada oo gadiidkii iyo qalabkii diiwaangalintuba si nabad galiyo ah kusoo gaadheen magaalada laascaanood.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News