Saxilnews.com
Waar Anaga Xirsina Noogama Hanjabi Karo ” Cali Gurey Oo Ka Jawaab Hadaladii Xirsi
February 25, 2015 - Written by admin

Hargaysa (Saxil News.com)-Waa Dawlad ka hoos dhisan axmed siilaanyo, marka uu xirsi leeyay “Annaga”
xirsi iyo colkiisa
“colkiisa markaan idin leeyahay waa dad sida adoomaha oo muwaadiniin ah,xaq leh laakiin sida adoomaha uu leeyahay isagu oo uu isagu wasiiro ka dhigay,oo isaga u haysta in hadday ka hor yimaadaan inuu xilalka ka qaadayo..iyo qolo hungurigooda ku shaqaysata oo wakiilada ah…colkaas marka laysku daro ayaa colka Xirsi la yidhaahdaa” Cali Guray

COMMENTS
Latest News