Saxilnews.com
Waalidiinta Dhalay Gabadh Yar Oo Kallida Looga Saarayo Wiil Uu Dhalay Wasiir Cali Mareexan Oo Siro Badan Fashiliyay
August 23, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(SaxilNews) Waalidiinta  dhalay gabadh yar oo kalida looga saarayo wiil uu dhalay wasiirka hawlaha guud iyo guryaynta Cali Maxamed Xasan(Cali Mareexaan) ayaa maanta siro badan fashilyay,waxaanay walidiintani sheegeen inuu khiyaameeyey gabadha yar loona qaaday dalka Hindiya si kalida looga saaro wiilka uu dhalay.

Sidoo kalena waxay waalidiintani sheegeen inay inanta yar ee Wasiir Cali Mareexaan Kaxaystay ay tahay inan yar oo rajo ah ama aan hooyo lahayn.

Walidiinta ayaa baaq u direy umadda islaamka iyaga oo ka codsaday in cid kaste oo wax ka qaban kartaa ay wax ka qabato wasiirkan talaabada uu ku dhaqaaqay ee uu kalida uga saarayo inanta yar.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News