Saxilnews.com
Ururka Suxufiyiinta S/land ee Solja ayaa maanta tababar u qabtay arday hore
February 23, 2015 - Written by admin

Hargaysa (S N )

Ururka Suxufiyiinta S/land ee Solja ayaa maanta tababar u qabtay arday hore wax uga baratay schoolaad-ka saxaafadda ee gaarka loo leeyahay, tababarkan oo ku saabsan dhismaha mihnadda Suxufinimo & kobcinta aqoonteeda.

 

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News