Moqdisho (Saxilnews):- Waxaa goor dhaweyd ku dhawaaqey in uu iscasiley taliye ku xigeenkii Hey’addaSirdoonka iyo Nabadsugida Qaraka Somaliland ee dhanka howl galada C/salaan Yuusuf Guuleed
Waxaana uu sarkaalkanu uu warqada iscasilaadiisa u gudbiyey madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Sidoo kale Taliye kuxigeenka ayaa shaaca ka qaaday inuu is casilay, isagoo aan sheegin sababaha uu isku casilay, hase ahaatee waxaa u mahad celiyay shaqaalihii iyo Mas’uuliyiintii la soo shaqeysay.
Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Iscasilaada
Ilaysnews/Moqdisho Desk