Saxilnews.com
Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Ayaa Manta Tababar U Furay Ciidamada Laanta Socdaalka Berber ” Waxaa Lagu Baran doona Mudada Uu Socdo La Dhaqanka Socota Iyo Ilaalinta Sharciga Wadanka Taliye Cambaro
January 28, 2015 - Written by admin

(SN )Berbera : Taliyaha Laanta Socdaalka  Ee soamaliland Maxamed Cali Cambaro Ayaa Manta Tababar Ufuray Ciidanka Imgrationka Ee G/saaxil Oo ay Wehelinayaan Ciidamada Dekeda Iyo Kastamka Ee Loo yaqaano Tulba Taariya iyo Sidoo kale Ciidamada Booliska Ee G/saaxil

Taliye Cabaro OO Tababarkan furay ayaa Sheegay Ina Lagu Baran Doono Mudada Uu Socdo ka hortaga Dadka Sharci Darada Dalka Kusoo Galaya Iyo kuwa Uga Baxay Iyo Waliba  Dadka Sita Baasa Boorada Aanay Lahayn Rabana Inay Ku safaraan Ama Dalka Kusoo Galaan Waxaa uu taliyuhu sheegay iany hada xuntahay guud ahaanba isu socodkii aduunku dadkii aanay sidan baasabooro ama Documents Saxa balse ay Rabaan inay si aan sharciga waafaqsanayn ay ku gudbaan ama kusoo galaan taasina xukuumada Somaliland talaabo cad ayey ka qaaday , waxa kale oo lagu baran doona mudada uu socda habka loo kaydiyo xogaha iyo documentiska dadka dhoofaya  ama maruun soo mara madaarada Dalka si loo garto wakhtiyada danbe ee uu kazoo dego ‘’

Halkan Ka Daawo Warka http://youtu.be/RJINx6cIR_0

Berbera // Office

Berbera2002@gmail.com

 

COMMENTS
Latest News