Saxilnews.com
TABABARAHA XULKA SAUDI ARABIA OO MAGACAABAY CIYAARYAHANADA KU METELI DOONA KOOBKA ADUUNKA
May 18, 2018 - Written by editor

Tababaraha Xulka kubada cagta ee wadanka Saudi Arabia ayaa soo saaray liiska hor dhaca ah ee ciyaaryahanada xulka dalkaasi ku meteli doonaa koobka aduunka.

Juan Antonio Pizzi oo ah macalinka xulka dalka Saudi Arabia ayaa soo  saaray 23 ciyaaryahan oo xulka dalkaasi ku meteli doona koobka aduunka ee dhawaan ka qabsoomi doona dalka Ruushka.

Goalkeepers: Assaf Al-Qarny, Mohammed Al-Owais, Yasser Al-Musailem, Abdullah Al-Mayuf.

Difaaca: Mansoor Al-Harbi, Yasser Al-Shahrani, Mohammed Al-Breik, Saeed Al-Mowalad, Motaz Hawsawi, Osama Hawsawi, Omar Hawsawi, Mohammed Jahfali, Ali Al-Bulaihi.

ciyaaryayanada dhexda ah: Abdullah Al-Khaibari, Abdulmalek Al-Khaibri, Abdullah Otayf, Taiseer Al-Jassim, Houssain Al-Mogahwi, Salman Al-Faraj, Nawaf Al-Abed,



Mohamed Kanno, Hattan Bahebri, Mohammed Al-Kwikbi, Salem Al-Dawsari, Yehya Al-Shehri.

Weeraryahanada: Fahad Al-Muwallad, Mohammad Al-Sahlawi, Muhannad Assiri.

COMMENTS
Latest News