Saxilnews.com
SULDAANKA GUU EE BEESHA MUUSE JIBRIIL SULDAAN AYAANLE SULDAAN MAXAMED OO AYAA MAAYIRKA DEGMADA SHEIKH KA CIDSADAY INUU SII HAYO HOGAANKA DEGMADA
February 20, 2021 - Written by editor

SULDAAN AYAANLE SULDAAN MAXAMED AYAA KU AMAANAY MAAYIRKA DEGMADA SHEIKH IBRAAHIN CABDILAAHI CABSIIYE WAXQABADKA IYO HORUMARKA UU KU TALAABSADAY KANA CODSADAY INUU MARLABAD ISA SOO SHARAXO SIINA HAYO XILKA MAAYIRNIMO ISLAMARKAAN SII HAYO HOGAANKA

COMMENTS
Latest News