SULDAAN WABAR OO ISAGOO DIDSAN KA HADLAY CIIDAMADDA ETHIOIPIA OO UU FARO CIDIDOOD KAGA BADBAADAY

0
18

Borama ( SAXILNEW.COM)_Suldaanka falaagoobay ee wabar ayaa ka hadlay dhirbaaxadii iyo dhabarjabkii ay ku soo dhigeen ciidanka Itoobiya ee uu ku dhuumalaysanayey xuduudka teedsan Itoobiya ee somaliland la wadaagto.Suldaan wabar ayaa ka calaa calay dhirbaaxada uu kala kulmay Itoobiya oo marka ciidamada Somaliland baacsadaan uu ku libdhi jiray,waxaana ay kooxdiisi noqotay wax Somaliland iyo Itoobiya gacanta u kala galay,isagana waxa wararku sheegayaan in uu faro cididood ku bad baaday oo uu isku qarinayo gurha dadka reer guuraaga ah,waxaana uu hada u dhawyahay in uu gacanta ciidanka somaliland ama Itoobiya mid uun galo.

 

 

 

HALKAN HOOSE KA DAAWO:

 

 

 

 

 

 

 

 

MAXAMED XASAN

 

 

 

SAXILNEWS005@GMAIL.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here