Saxilnews.com
suldaan-cumar-xasam Suldaanka Baha-Sacad Oo Baaq U Diray Bulshadda Somaliland Iyo Guramad Adag Oo Uu Ugu Yaboohay
November 1, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Suldaanka Guud Ee Beelaha Baha-Sacad Suldaan Cumar Xasan Cabdi Ayaa Bulshadda Somalilad  Ugu Baaqay In Ay Ka Qayb Qaataan Gurmadka Ba,An Ee Loogu Jiro Sidii Wax Loo Gaadhsiin Lahaa Dadka Ku Tabaalooway Abaarta Ka Jira Gobolada Bariga Somaliland.

suldaan-cumar-xasam

Dhinaca Kale Waxaa Uu Suldaanku Baaq Adag U Diray Ganacsatadda, Xukumadda, Iyo Cidkasta Oo Awoodda Ka Qayb-Qaadashada Sidii Loogu Gurman Lahaa Dadkaasi Ay Asiibtay Abaartu Waxaan Xusay In Loo Baahan Yahay In Wax Lays Taro Oo Aan La Eegan Dabar Go,A Dad Iyo Duunyo.

Ugu Dambayntii Waxaa Uu Suldaanku Baaqiisa Ku Soo Af- Meeray In Ay Tahay Waajib Saran Qof Kasta Siddii Uu Ugu Qayb Qaadan Lahaa Arinkani.

COMMENTS
Latest News