Hargaysa (Saxilnews.com)-Siyaasi Aadan Dhoolayare oo kamid ah masuuliyiinta xisbiga WADDANI ayaa walaac xoogan ka muujiyey qaabka ay qaadashada kaadhadhka codbixintu uga socoto deegaanada gobolada Maroodi-jeex iyo Togdheer,isaga oo dhaliilo usoo jeediyey guddiga komishanka Qaranka.
Siyaasi Dhoola-yare waxa uu sidoo kale waxa uu siyaasi Aadan is barbardhig ku sameeyey murrashaxiinta xisbiyada dalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka