Sir culus “Kaadhadhkii diwaan galinta oo istaagay, warancade oo la cagtii loogu talo galay lunsadey iyo shaqaalihii oo shanbilood mushahar arag+goobihii diiwan gelinta oo albaabada loo laalabay”

0
18

Sir culus “Kaadhadhkii diwaan galinta oo istaagay, warancade oo la cagtii loogu talo galay lunsadey iyo shaqaalihii oo shanbilood mushahar arag+goobihii diiwan gelinta oo albaabada loo laalabay”

Hargeisa(Saxilnews.com)Tan iyo intii lagu dhawaaqay diwaan galinta codbixiyayaasha soamliland waxaa soo baxaaya daldaloolo nusqaan ku ah hanaanka maamul ee ay usocoto diwaan galintu oo la xidhidha hayadaha saqada ku leh oo fashil badani dulhoganayaan wararka soo gaadhaya shabakada Hargeysanews ayaa sheegayain fasil badani hadheeyey hananka diwaan galinta iyadoona caqabado badani soo wajaheen muwaadiniin badan oo uheelanaa qaadashada kaadhka muwaadinka iyo codbxinta, ila looga qaateena oo diiadda ku hayey dhaq-dhaqaaqa diwaangalinta ayaa ku waramaya in gabi ahaanba ay joogsatay mushaharaadkii la siin jiray shaqaalaha gacanta ku haya diwaan galinta oo ay bixin jirtay wasaarada arrimaha gudaha Somaliland taas oo loo aanaynayo in uu lunsadey wasiir cali warancade uu ku tagri falay waxaana la baafinayaa halka uu ku dambeeyey shaqaalahan oo aan dha dhamin mushahar mudo gaadhaysa 5 bilood taas oo sabab unoqotay ina cawda ay gooyaan sii wadista hawlihii ay gaanta ku hayeen ….. gabi ahaanbana waxaa la daremay istaaga ku yimi hawlahan oo ay cidhiidhi ku noqotay bushadii sidii ay ku heli lahaayeen kaadhkii ay safafka dheer u galeen…. Kaadhadhkan oo caqaad ku noqon doona codbixinta doorashada somailand maadaama oo ay xukumadu sheegtay in ay isku xidhan yihiin la,aantiina ay adag tahay in la codeey ayaa hadana waxaa dhabar jab ku noqonaysaa jiritaanka qaranimada Somaliland iyo udiyaar garowga hananka doorasho dalka ka dhacda, Hadiiba a sidan ay ku sii sooto waxaa suurto gal ah in aan dalka dooasho ka dhicin isla markaana ay adkaato aaminaad dambe oo hayadaha deeq bixiya yaasha Somaliland ka caawiya arimaha doorashooyinku aana mar kale ku caawin Karin deeqaha ay ku darsadaan codbixnta doorashada …

 

wasarada arrimaha gudaha ayaa ay dhamaan dhaliilahani dulhoganayaan bushada Somaliland ayey ku adkaaa fasirka halka ay ku dambeysay lacagtii habsami usocdoka diwaan galinta loogu talo galay ……….. bulshada Somaliland ee iyau xanunka dhulyaalka ee xaaladaha caafimaad loogu qaado dalalka saarka ayaa ku adkaata in ay xaaladooda caafmaad ubaxaan ka dib cadaadis kaga yimi dhanka safaarada itoobiya ka dib markii ay ku xidhay kaadhka dhalashada muwaadinka Somaliland ilaa hadana xal looma helin .

 

 

 

Sources /Hargaysanews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here