Saxilnews.com
Shirkii Beelaha Garxajis Oo Saka Hargaysa Ka Furmay Isaga Oo Dhinac Ka Raran+Cida Ka Qayb Ka Shay +Cida Ka Maqnayd Hoos Ka Eeg
August 13, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (SaxilNews) Shirkii Beelaha Garxajis Oo Saka Hargaysa Ka Furmay Isaga Oo Dhinac Ka Raran+Cida Ka Qayb Ka Shay +Cida Ka Maqnayd Hoos Ka Eeg Shirkii Beesha Garxajis ee mudooyinkii Udanbayey Hadl Hayndiisu Ka Socoday Gudaha Dalka Ayaa Saka Ka Furmay  hotelka  Maroodi-jeex ee bariga magaalada Hargeysa.In kasta oo shirka hadal hayntiisa ay ka dhex muuqdeen siyaasiyiin miisaan ku leh beesha Garxajis  wararka Ayaa Sheegaya  In Anay saka Dhex fadhiyin  kana dhex muuqan shirka siyaasiyiinta Salaadiintii Iyo badi  haldoorka koonfurta Hargaysa  Sida Suldaanka Guud  suldan maxamed suldaan cabdi qaadir Godoomiye Faysal cali warabe  iyo xaaji cabdi kariim xaji cabdi waraabe

Dhinaca kalana  beesha Galbeedka Burco Ayaa Saka Siway Uga Dhex Muuqday Shirka Suldaan Maxamuud Cabdi Cabdillaahi oo ka mid ah salaadiinta beelaha Galbeedka Burco xaqiijiyey In Shirkani Furmay , laba maalmood uu soconayo

 shirkan ayaa u muuqda mid an loo dhamayn oo bog ka raran madama anay ka soo qayb gelin siyaasiyiin iyo madax-dhaqameed miisaanka ku leh Koonfurta  Hargeysa yagoo dhowaan   warbaahinta si wada jir ah ugu  sheegay in shirkaasi aanu khusayn isla markaana beeshoodu ka qaybgalayn.
Sidoo kae waxa uu ahaa shir guud ahaan bahda warbaahinta laga ilaaliyey oo aan loo ogolayn
warkaan oo faahfahsan la soco goor dhow

COMMENTS
Latest News