Saxilnews.com
Shirkii Aqoonyahanka Gobolka Saaxil Oo Lasoo Gabogabeeyey Iyo Qodobadii Kasoo Baxay ‘
May 23, 2016 - Written by admin

 

Berbera (Saxilnews.com)-Shirkii Aqoonyahanka Gobolka Saaxil Oo Lasoo Gabogabeeyey Iyo Qodobadii Kasoo Baxay ‘

Shirkani oo gudoominayey dhinaca dhalinyarada beelaha gobolka saaxil Gudoomiyaha Tvga Caalamiga ah Ee HCTV Aqoon yahan Farxaan Xaaji Cali ayaa Si wayn loo soo dhaweeyey waxaanu ahaa shirkii ugu horeeyey ee isu keena dhalinyarada gobolka saaxil isla markana ay kaga hadlaan arimo la xidhiidha horumarinta gobolkeeda iyo shacabkooda

dhanka Dawladana waxaa kasoo qaybgalay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Agaasimaha Guud Ee Diinta Iyo Waqaafta waxaanu Iyo masuuliyiin Tiro Badan hoos ka Daawo Qodobadii Kasoo Baxay:vlcsnap-2016-05-22-19h16m21s134

vlcsnap-2016-05-22-19h15m26s99

vlcsnap-2016-05-22-19h15m45s22

vlcsnap-2016-05-22-19h16m21s134

vlcsnap-2016-05-22-19h15m07s168

COMMENTS
Latest News