Saxilnews.com
Shirkada Somtel Ayaa Bebera Kusoo Bandhigtay Adeega Cusub Ee 4G Dhinaca Internetka
August 26, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxil News) Shirkada Isgaadhsiinta Casriga Ah Ee Somtel Ayaa Manta Magaalada Berbera Kusoo Bandhigtay Adeega Casriga Ah Ee 4G Oo Ah dhinaca Internet Kaasi Oo Kaalin Mug Leh Ka Qaadan Doona Dhinaca Internetka Oo Baahi Wayn Loo Qabo Magaao Xeebeda Berbera, Talaabadan ayey Bulshada Ku Dhaqan Magaaladu Si Wayn Ugu Riyaaqeen,

Maamulka Shirkada Iyo Masuuliyiinta Gobolka Saaxil Ayaa Kasoo Qaybgalay Daah-Furka Munaasibada Adeegan Hadalana Kasoo Jeediyey Halkan Hoose Ka Boggo Warka Oo Dhamaystiran ;

 

 

Berbera-Somaliland

saxilnews005@gmail.com

COMMENTS
Latest News