Shiinaha oo dad u xiray qaraxii Tianjin

0
22
Qaraxii Tianjin waxa uu ka dhashay kiimiko taalay gudaha warshadda

Tianjin (Saxilnews)-Booliska dalka Shiinaha ayaa waxa xireen 12 qof oo ka shaqeynayay shirkadda iska leh dhismaha uu ka dhacay qaraxa kiimikada ee dadka badan ay ku dhinteen horraantii bishan eek u yaalla magaalo xeebeedka Tianjin.

Wakaaladda wararka ee dalkaasi ee Xinhua, waxa ay qortay in dadka la xiray uu ka mid yahay madaxa warshadda Yu Xuewei, iyo ku xigeenkiisa Dong Shexuan iyo seddax kale oo ku xigeenadooda ah.

Waxa ay maamulka Shiinaha ka shakisan yihiin in ay qarinayeen kiimikada halista ah ee sharcidarada ah.

Sidoo kale 11 ka mid ah saraakiisha dowladda ee gobolkaasi ayaa lala xiriirinayaa falal dembi iyo sharcidaro ah. Macadda weli in ay xabsiga ku xiran yihiin.

139 qof ayaa ku dhimatay qaraxaasi ka dhacay warshadda ku taalla Tianjin.

 

 

 

saxilnews005@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here