Saxilnews.com
Shabaab oo Qabsatay Deegaano ka mid ah Kenya…..
August 18, 2015 - Written by admin

Kenya (Saxilnews.com)-Maleeshiyo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa la sheegay inay maalintii shalay galeen tuulada lagu magacaabo Basuba oo ka tirsan gobolka Xeebta ee Lamu ee dalka Kneya.

Maleeshiyada ayaa tiro ahaan gaarayey qiyaastii 100 maleeshiyo oo aad u hubeysnaa, sida laga soo xigtay dadka deegaanka.

Markii ay deegaanka soo galeen, ayaa maleeshiyada Al-Shabaab waxay galeeen guryaha oo ay dadka kasoo saareen, kadibna inta meel isugu keeneen ay u khubeynayeen muddo hal saac iyo bar ah.

Kuwa khudbeynayey ayaa la sheegay inay ahaayeen laba dumar iyo laba rag ah, ayada oo dadka deegaankuna ay sheegeen inay u ekaayeen dad carab ah.

 

Arrintan iyo sida looga arkay gobolkaasi halkan hoose ka dhagayso

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

maxamed xassan aadan

 

 

 

Saxilnews005@gmail.com

COMMENTS
Latest News