Saxilnews.com
Sawirkii Ugu Cajaa ib sanaa ee Aamin Caamir Ku Cabiro Wasiirada Cusub ee Somaliya
January 28, 2015 - Written by admin

Daawo Sawir laga sameeyay Qaar kamid ah Wasiiradii hore oo ka qoomameenaya Ridistii Xukuumadii ay katirsanaayeen  | Somali News Update

Amiin Caamir ayaa soo bandhigay Sawir uu ku cabiray qaar kamid ah Wasiiradii kaalinta muuqda ka qaatay ridistii labadii Xukuumadii ee hore , kuwaa oo damacoodu ahaa in mar kale wasiiro noqdaan balse ku fashilmay rabitaankoodii.

Wasiiradan ayaa ahaa saaxiibo aad ugu dhaw Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxa ayna gacan weyn ka geesteen radista Xukuumadii ugu dambeysay uu Ra’izul Wasaaraha ka ahaa Cabdi Wali Sheekh Axmed.

Ra’izul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa gabi ahaan liiska ka saaray Wasiiradii hore uga midka ahaa Xukuumadii uu kala diray iyo Xukuumadii ka horeesay uu Ra’izul Wasaaraha ka ahaa Cabdi Wali Sheekh Axmed.

COMMENTS
Latest News