Saxilnews.com
Safiirka Talyaaniga oo Jaamacadda Hargaysa Ka Furay Kulanka Nabadda
February 1, 2015 - Written by admin

Hargaysa ( Saxilnews.com) Safiirka Dawlada Talyaaniga u fadhiya dalalka Somaliland iyo Somalia oo fadhigiisu yahay Magaalada Nairobi ayaa maanta Jaamacadda Hargaysa ka furay kulan lagaga hadlayo nabadda iyo xoojinteeda kaasoo socon doona muddo todobaad ah ayna soo qabanqaabisay Kuliyadda nabada iyo xallinta khilaafaadka ee jaamacadda hargaysa

Halkan Ka Daawo Sida Uu Ufurmay https://www.youtube.com/watch?v=V9xVd02jhzw&feature=youtu.be

Saxilnews// Hargaysa

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News