Saxilnews.com
Roobab lagu qabowsaday oo Burco ka da’ay ,,
June 7, 2022 - Written by admin

Burco ( SN) Roob Mahiigaan ah oo Caawa Burco Ka Da.ay iyo deegaamo kale oo Badan.

Sidoo kale sida uu ii Xaqiijiyay Gudoomiyaha deegaanka Mijo-dhoqlay Cabdi Xasan , Rooban Jirka ah oo ilaa Galabta ilaa Caawa ka soo da.aayay Buuralayda Waqooyi ayaa helay Deegaamadda Boodhlay Waqooyi , Dawacaale-Nagagir , Ceeldheere , Balixagaa ,Bancawl , Diiriye-guuleed , iyo deegaamo kale oo badan.
Abaar ba,an ayaa ka jirtay dhulkaa Roobka ilaahay ku Shubay .

Waa markii u horeysay Sanadkanba Roob sidaa u Xoogani deegaamadaasi ka Da.o.

ALLAA MAHADLEH.
MAHAD FAARAX.
GUDOOMIYAHA ILAALINTA DUURJOOGTA.

COMMENTS
Latest News