Saxilnews.com
Qarax ka dhacay Kismaayo
August 22, 2015 - Written by admin
Kismaayo

Kismaayo (Saxilnews)-Qaraxa ayaa ka dhacay xerada tababarka ciidamada ee Kismaayo. Weerarka oo dhacay subaxnimadii hore ayaa qof gaari isku qarxiyay markuu xerada soo galay.

Dhimashada qaraxa ayaa la sheegayaa inay gaarayso ilaa shan iyo toban qof, halka dhaawacana uu gaarayo ilaa lix.

Xerada ayaa ahaan jirtay Jaamacadii Kismaayo, intaysan ciidamada saldhig ka dhigan.

 

 

 

maxamed xasan aadan

 

 

saxilnews005@gmail.com

COMMENTS
Latest News